Sketch by: J. A. Buchanan, 1866.

Bal ogoow addoomaha Ilaah kala ayaan roone
Sida adhigu, Geeliyo Fardaha, uga itaal liito
Ama Gubanku Oogada ka yahay adhaxda Jiilaalka
Annaga Eebbahay naga koryeel uumiyaa kale'e

Website ay leeyihiin Qurjiiluhu ayaa dhawaanta boggiisa hore lagu shaaciyey sawir la lee yahay wuxuu muujinayaa gabadh Boqorad ah oo dhulkii diidday oo ay niman ay Ashraafta reer Sh Isxaaq ku tilmaameen ay sidaan. Sawirkani oo laga qaaday Saylac bilawgii qarnigii tegey waa mid mash-huur ah mana aha reer Sh Isxaaq nimanka sida gabadha. Qisadan waxa jira qormo ku saabsan oo uu qoray John Drysdale uuna cinwaan uga dhigay "Fishermen carrying the Queen's envoy....." halkan ka akhri

Qoonka madaxa ku ordaaya ee qaawanee mudhuxsan
Ee ku qoslay kii laba lugood qun ugu laafyooday
Waa qisooyinkaan ku arkayaa qolada Daaroode

Afxumo iyo asaraar waxba ma siyaadiyaane mar haddii ayagoo 3 gaal (Ingiriis, Talyaani & Xabashi) u midiidin ahaa ay ka xishoon waayeen inay cid kale ku eedeeyaan gaalo jaceel, ayagoo weliba waqtigan xaadirka ah Taliska Xabashida kabaleef iyo wax kaloo xillehba u ah, waxa nala gudboon inaan Taariikhdooda wax yar ka xasuusinno.

1820- 1890 kii waxa magaalada Seylac ka talinayey oo isaga danbeeyey Xaaji Sharmaarke Cali iyo wiilkiisii Maxamed Xaaji Sharmaarke oo qabiilka Muuse Carre u dhashay. Magaalooyinka Seylac iyo Berbera waxay xarun u ahaayeen in addoonta laga dhoofiyo oo loo raro Arabia iyo Zanzibar. Dadka Zaylac laga dhoofin jirey waxay u badnaayeen dad cawaana oo laga keenay Afrikada Bari iyo qabaail Soomaali ah oo kuwa Sawirka ka muuqdaa ka mid yihiin. Nimankii laga dhoofshey Seylac waxa weli taffiirtoodii ku nooshahay meelo ka mid ah Sacuudiga oo Riyaad ugu horrayso iyo jasiiradda Zanzibar oo intoodii badnayd looga sii dhoofshey waddamo kale.
Sawaaxiligu kuma soo darsamo saadiyo Ashraafe
Siniigaalka iyo Yawgu waa sawrac goonniyahe
Sufuusha iyo sarriimaha cankiyo summadda loo yeelay
Sample-kaa CABIID lagu gartaa saacaddaa hore'e
Soomali miihidine dadkaa sawdku kuu baxaye
Haddaad aniga hadal saabudiyo sir iga moodayso
Sawirkiinna idinkoo arkaad samirsan doontaane.

Sawirkani soo socdaa waa Zanzibar 1866, waxaana ka muuqda wakiilkii Maxamed Xaaji Sharma'arke (Muse Arre, Habar Yonis) oo hoggaaminaya koox addoomo ah oo uu Suldaankii Zanzibaar gacanta u geliyey. Sawirka markaad weyneyso waxaa hoostiisa ku xardhan "A SOMALI SLAVE GANG OF THE DAAROOD IN ZANZIBAR" Sketch by J. A. Buchanan in 1866 in Zanzibar.Sawirka riix si aad u weyneysatoAma halkanad ka helaysaa.

Somali slaves in Zanzibar: Letters on Slavery on the South-East Coast of Africa-Zanzibar. By: Chown Francis H. 1868

Bal inaad dammiin waalan tahay, waxa daliilkii ah
Inay darartay Maandeeq ayaa, dunida gaadhsiiyey
Kolkii ay danbeeddadu kareen, magaca yaw dooray
Damaashaadka waa maalin weyn, daramal yaw qaatay
Allaa Daayinoow mahad ayaa, idin dareensiiyey
Kan dallacaye kaa duub ayaa, geliyey diiwaanka
Intaasoo is daba joogta oo, loo dalbaday ciidda
Sow inay raggani daabaceen, duunka kuma haysid
Maadigaa xornimo doon noqdoo, aniga ii diida
Maadaa muummin diinta u go'iyo, daacadnimo sheegta
Illeen hadal i daa kuma yidhaa, amase deelqaafku.

Sawirkan dhanka midigna waxan ka soo xiganney dalkanews.com (see the link belo) oo soo bandhigay gaala jacaylka reer  Aw koombe. Ninkan cir iyo dhul loo diidey ee la walaandeynayaa waa gaal Talyaani ah.

http://www.dalkanews.com/news.php?readmore=119

YEMEN TIMES

Akhdam
In Arabic language, "Akhdam" is the plural of sweepers. The singular is "khadem". The verb is "khadama" (serve). In the past Akhdam usually served their "Asyad" - masters. (The singular is "Syeid"). "Asyad" considered themselves higher in social rank. Today, hardly 5-10% of akhdam come under the mercy of their "asyad" but normally, today, they are independent. The importance of their presence and their cleansing works could be judged by putting a question to ourselves: "What would happen if akhdam go on strike?" In some cases we have reasons to believe that akhdams were able to dictate their conditions of service; their jobs being of different nature.

Jabarti
Until recently this off shoot of lowest class of sweepers have become extinct. Living in one area, the regime through the ruling machinery which included the municipalities, would divide them into groups. In the past they used to appear late hours at night going from house to house cleaning the "zawali" (latrines). They used to be seen carrying their tin canisters on their head with a bent iron strip used for collecting wastes from unpopulated areas where 'homeless' used to go for toilet. These jabartis are not seen in many areas as most of them are believed to have immigrated.

Link: http://www.yementimes.com/00/iss36/culture.htm

 

 

Note: Ugumaannaan talo gelin, hadafkii Hoygan loo dhisayna ka mid maahan, inaan qabiil wax ka sheegno, hayeeshee mar haddii Doofaar daahirnimo sheegto waa waajib in runta la taabsiiyaa annagoon xadgudbin.