|
|
 |
|
 |
| |
| |
| |
Qureeshkeeda
Cumar Xuseen (Austerelie), (HA)
Gabaygan wuxu Cumar (Alla ha u naxariistee) ku ammaanayaa
gabadh uu muuqaalkeeda u bogey.
Gabayga soo dhamaytir hadaada hayso.
Qureeshkeeda Faadumo haddaan qaar ka
mid ah sheego
Tallaabada qallooc uma dhigtee way qotomisaaye
Qalbigaa ku faaraxa markay qaaddo laafyaha'e
Allaw hayga soo qaban intaan Qalanjo gaadhaayo
|
|
|
|
 |
|
 |
|