Written (Qoraal)

  More

  More

  More

  More

  More

  More

 
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  CAWAD ULAYAR

 

 
 

  Sacad Muuse

  

 
Cawad Ulayar wuxuu ahaa gabyaagii noolaa qarnigii 19 aad. Cawad Ulayar ragga ay isu gabyi jireen waxaa ka mid ahaa abwaankii Nuur Ducaale Suldaan (Nuur Dhegacun) oo ay silsilad gabayo ahi dhex martay. Suugaantaa qiimaha leh waxaannu ka helnay erayadan kooban ee oo ka mid ahaa tix uu Nuur Dhegacun ugu baanayey islamarkaana sheegayo inaan gabay lagu gaadhin rag dhawr ah oo uu ka reebay maahee. Raggii uu tirshey halka kuma wada dhamma laakiin waxa ka mid ahaa Raage Ugaas iyo rag uu ku jiro.
 


Gabay Hawle, Hagar Goonle iyo Hiirad iyo Raage
Iyo laba Hartiya oo fadhiya Hoobiyiyo laaso
Iyo ina Dubbaa lagu hirtee haybta Sacad Yoonis
Iyo hanadka Liibaan dhaleen hilib wadaagayno

 

Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga

 

 

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com