Curruf iyo Waraabe-Cuskay baa ciidan kuu xiga eh
Ninkaagani calaanka ah miyaa loo calmaday reero
Meeshaa kob lagu cayn go'iyo cidhib la'aanuun dheh
 |   Home  |  GabayoMaqalAbwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |
Arday& Macallin
Ninkagaa atoorka
Ruuxa kaa jari
Haddaan










 
 
 
Ina Jadeer/X.Boqon

Tuducyadan koobani waxay ka mid yihiin erayada yar ee naga soo gaadhey maansooyinkii INA JADEER iyo XIRSI BOQON oo noolaa horraantii/badhtamihii Qarnigii 19aad. Waxa la yidhi Xirsi Boqon oo Habar Yoonis ahaa ayaa u yimid Ina Jadeer (HA) oo yidhi aan gabayno, waxa la yidhi xirsiyoow soo daa, dabadeena wuxuu yidhi Xirsi:

 

  Arab hoori Aagaan miyaa kuu ina-adeer ah
Ninkaagani atoorka ah miyaa loo egmaday reero
Meeshaa kob lagu iishay iyo agab la,aan uun dheh


Sidaad u aragto ma dhama gabayadani oo waa bayd bayd, waxaa markaa ina jadeerna ugu jawaabay:

Curruf iyo Waraabe-Cuskay baa ciidan kuu xiga eh
Ninkaagani calaanka ah miyaa loo calmaday reero
Meeshaa kob lagu cayn go'iyo cidhib la'aanuun dheh

 
 
 
     
Copyright 2000 - 2003  HoygaSuugaanta.com