More

  More

  More

  More

  More

Maxamed Cabdi "Koos"
HY - Muse Cabdalle  Faqash



 

 

Maxamed Cabdi "Koos" waa abwaan da' yaraa waagii wadanka Afweyne haystay ee Ashraafta isxaaqiyiinta qolo walba loo adeegsaday. Maxamed oo aanaan nasiib darro wada helin suugaantaiisa waxaan gabayadiisii waagaas ka xasuustaa tix ay ka mid ahayd;

Firidhkii tolkii lala dhiciyo, fanaxdi waa booge
Gudabiirsey faaiido ma leh, soo fadhiyey meele
Hadduu ay fariidyiin waxbay, fali lahaayeene
Futaxume Dhulbahantahakan iyo faraq Ugaadeena
Labadii farjee aan ka tegey haw falfaliyeene
Fan-danbeedka hay dhaamiyeen labada fiid-cawle.


 

 

 

 

 

 

 

 

  More

  More

  More

  More

  More

 

Copyright ©2008, Hoygasuugaanta.com