Q O R A A L

 Xuseen Maxamed Mire

   

Somali Poetry


Gabaygan waxaa tiriyay allaa haa u naxariiste Xuseen Maxamed Mire xili u joogay wadanka ingiriiska. Wuxu la hadlaayay rag ay saaxiibo yihiin oo ay soo wada tacabireen oo marki ay England tageen iska tuntay oo dalkii ay ka yimaaddeen iyo dadki ay usoo tacabireen illaaway. Gabayga waxa ka mid ahaa

Gumucii Xidhiidha iyo adoo, Gumar kasoo dhaanshay
Gaadhi-Gaadhi-saar baan wakhtigu, Gaabo kaa heline
Gurigaan ka imid baanad arag, gamashi dayreede


* Gaadhigaadhi-saar= Abaar xun oo lixdameeyadii ka dhacday geyi badan oo Soomalidu degto.
_____________________
Waxa ku deeqay: Aadan Xuseen Max'd oo ballanqaaday inuu soo dhamaystirayo gabaygan kuwo kaloo abwaanku lahaana soo gudbin doono.



 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com