 |
| |
|
|
| |
Voice over Internet
Protocol, also called VoIP, IP Telephony,
Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and
Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the
Internet or through any other IP-based network |
|
| |
|
|
| |
Jimcaale
Jaamac Lugeey
|
|
|
|
Habr Gidir/Sacad/R
Hilowle
|
|
|
|
Qudhaan
gooyey
|
|
|
| |
Jimcaale Jaamac Lugeey (Reer Hilowle)
Gabaygan wuxuu abwaanku tiriyey xilli ku aaddan
1952kii. Jimcaale Jaamac wuxuu gabaygan ku dulmarayaa khaladaadkii ka dhacay
intii uu noolaa isagoo Eebbe weydiisanaya inuu u dembi dhaafo. Ilaahay ha ka
aqbalo, Aamiiin.
Qudhaan gooyey, qoys waxan diliyo, qalad waxaan
geystay
Salaadaan qatalay, hiiradaan, qararaclaynaayey
Xalaashaan ka qaday booligaan, quruxda moodayeey
Qarin maayo oo waxaan qabaa, qaan aan fududayne
Qadar Eebe mooyee majiro, qiil aan suubsado'e
Ilaahoow Jannada hayga qadin qaadir baa tahaye.
Saddexdaan beydna waxay naga soo gaadhay mala goob ka mid ah goobaha uu
gabayga kore Eebbe ku denbi dhaaf weydiisanayo. Waa xilli malaa Jimcaale iyo
qoyskoodu karbaash ku dhufteen beelo ay deegaan wadaag yihiin oo Mareexaan
ah.
Celigii Ubbada wayn lahaa, aabiley Wagardhac
Nimankii aryaha maali jiray, lays ogaa shalay'e
Allow edab mayeesheen markii laysku oday sheegtay.
Bal abwaankan u soo caddaalad fal oo gabayadiisa soo dhammee.
|
|
|
Abwaanka gabay ma ka haysaa?
Halkan noogu soo tebi |
|
|
|
|
|
 |