Qoraal (Written)

  Gabay xumaadaa

  More

  More

 
     
 
Maqal (Audio)

  More

  More

  More

  More

  More

  More

 
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  Abyan Max'd Cawad

 

 
 

  Habar Jeclo, Reer Daahir

  

  Abyan oo ay ilmaadeer ahaayeen Maxamed Nuur Fadal ayaa sida la weriyo waxa dhex maray xurguf suugaameed. Maxamed Nuur Fadal oo ahaa abwaan weyn ayaa laga sheegay inuu tirshey gabay uu ku durayo Abyan oo uu ku tilmaamay "Dhibic Jin" oo uu u qaatay Abyan inuu Maxamed waalidkiis durayo! Maxamed waxa ka mid ahaa gabayga uu Abyan u tirshey oo uu fidno-wale ku sheegayo erayadan.

Waa dhibic jin oo halkuu galayba dhiilleeye

Abyan baa ka daba qaatay Maxamed Nuur Fadal wuxuuna tirshey gabay ay naga soo gaadheen meerisyadan soo socda oo uu Maxamed Nuur si xun ugu dhaleecaynayo. Abyan wuxuu Maxamed ku eedaynayaa inuu hadalkii dhiiqo ka galay waxana erayadiisa ka mid ahaa:
 

Waa naag garayskii ka dhacay gabay xumaadaaye
Gadhka lagama eegiyo cirrada guudka kaga taalle
Nin hadduu gabbaan hadal ka yahay waa gaggabiyaaye
Galmo kama warramo Maxamedoow gole nin joogaaye

Maxamed Nuur arrintii jiq bay ku noqotay wax jawaab ahna inuu baxshey maannu maqal

 
Abwaanka gabay ma ka haysaa? Halkan noogu soo tebi
Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com