Home Qoraal Maqal Abwaan Halqabsi Taariikh Contact The first and the largest Somali Poetry collection online
Hordhac
Qaybaha 1-2 aad
Qaybta - 4 aad
Qaybta 5 aad
Qaybta - 6 aad
Qaybta - 7 aad
Qaybta - 8aad
Qaybta - 9aad
Qaybta -10aad
Qaybta -11aad
Qaybta -12aad
Qaybta -13aad
Qaybta -14aad
Qaybta 15aad
Nayruuska
Dhaqanka Guurka
Maahmaahyo (1)
Maahmaahyo (2)
Martisoorka
KooreJaan
Libaaxyada
Agabka guriga
Suugan Caruured
Hees dhaqameed
Soomaalidu waxay ku abtirsataa dhaqan fac weyn oo xeerar iyo qawaaniintiisa leh oo jiilashan danbe ay dayaceen. Waxan halkan idiinku soo bandhigaynaa qayb ka mid ah barnaamij uu Abwaanka Muuse Cali Faruur kaga warramayo qaybo badan oo ka mid ah dhaqanka Soomaalidii hore. Marka aad culuuntan dhaqanka qaarkood dhegeysato waxaad garan karaysaa baaxadda dhaqan cilmiyeysanoo Soomaalidii hore lahaayeen. Qaybaha hadhsan ee culuumta dhaqanka ayaan dib idiinku soo fudbin doonnaa haddii Eebbe idmo.