WEB SUUGAANTA    
 |   Home  |  GabayoMaqalAbwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |










 
 
 
Dadqalatow

Cismaan Aadan Dibi "Guniyobaareeg"


Gabaygan sida la sheegay nin lagu tilmaamo Ismaciil mire ayaa dhulkaa HJ sii maray iyagoo ay abaar xumi hayso. Abwaanka oo ka baqay in loo gabyo ayaa gabaygan kaga hormaray ninkaas Ismail Mire lagu sheegay isagoo ka dibaaqaya gabaygii ahaa

Iidoor salfududaa wuxuu sugayo muu dhawro
  Gabaygu intan ayaan ka hayaa

Aqalladan dixaa laga dhiseed dabato moodayso
Danbaa meesha keentaye xarrago looma soo tegine
Kefedaha dalooliyo mindaa daabka la hayaaye
nafta dooji mooyee xarrago laga dawaarreere
Daroood siduu beri ahaa loo dad qalatowye


 
 
 
     
Copyright 2000 - 2002  HoygaSuugaanta.com