WEB SUUGAANTA    
 |   Home  |  GabayoMaqalAbwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |










 
 
 
Maalin

Maxamed Maalin Axmed (Hawiye,?)


Maxamed wuxu gabaygan kooban kula tirshey isagoo la ballamay gabar uu laab raacay oo uu damacsanaa inuu la tago (guursado);

Gabar yahay middaan sawsabay ee saanyadaad tahaye
Intaan sabada Koonfure jirey yaan sugay halkaagiiye
Sokeeyaynu nahay ceebna waa laga sarriigtaaye
Sidaydoo kaleetaa ninkii raga la saantaaye
Waxan socoto dheer soo geli sanada Dayreede
War saxiixan baan kaa rabaa beeni waa sababe
 
 
     
Copyright 2000 - 2002  HoygaSuugaanta.com