Q O R A A L

  Power

  Libinta Geeraar

  Xubin gobeed

  Ammaan geel

  Laandheere

  Adyad waxa leh

  Rag cadaalad..

  Aaraarta gabay

 

 Faarax Laanjeer (1910-1972)

  Reer Raage, HJ

Somali Poetry


Adyad waxa leh

 


Gabaygan wuxuu abwaanku ka tirshey xabsiga. Ma garanayo sababta loo xidhay laakiin dhowr jeer baa Geel dhac gudaha loo dhigay.
(Gabaygu ma dhamma)

Anfac waxa leh Ayroow dhashiyo sidigta Eemaale
Orod waxa leh AyrigaPlane(aeroplane) oogadaa mara
Umal waxa leh Aarkii rasaas lagu ugaadhaaye
Inkaar waxa leh oday taa'ibooy innamo jeedleene
Edeb waxa leh inan hooyaloo aad wax loo baraye
Arrad waxa leh wiilkii xabsiga lagu illaawaaye
Adyad waxa leh Aay-Jail maxbuus aragtay Geellowe


 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com