Q O R A A L

 

Geeridii Olol

Kala haleelowye

Sifayn dumar

Saddex wayga...

 

 

 

 Shirre Axmed Faarax

(Shire Wiririf)

  HJ - Biciide - Basanbur

Somali Poetry

Waa tixo gaaban oo uu dumarka wqax kaga sheegayey oo aandhamayn

Midmidbaa galaayuuban, aad gorayo mooddaaye
Mid baa gaadashiyo xeel taqaan, goondhabaa derise
Midbaa reerka oo geeddi gala, gaban hadday qaado
Gambadeeda uu muudsadaa oo garabka leefaaye
.

______________________________

Waxa ku deeqay: Jaamac Cabdi Muuse (jamamuse@hotmail.com)

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com