Maxamuud Cali Fadal 

 |   Home  |  Gabayo Maqal Abwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |
 
Darandoorri
Indha Badane
Maxamuud Cali Fadal (HJ), 1900 - 1952
  Gabaygan wuxu abwaanku ka tiriyey geel dhawr nin oo inaadeerkii Maxamed Nuur Fadal ku jiraa ka gabyay. Geelaas waxa qaaday Ogaadeen oo wuxuu dabajoogay geel Sacad Muuse ay Ogaadeenka hore uga dhaceen oo "Dhalmo Badane" la odhan jirey. Geelaas ninkii qaaday wuxu ila baxay "Indha badane" iyagoo ka dibaaqayaa geelaa hore looga qaaday.
Fadlan gabayga soo dhammee

Sacad Muuse geel uma fadhiyo, filanna maayaane
Rag u feydan baa helay intay, fuudka sugayeene
Foorsaha Talyaaniga ka badan, fadhadhlahoodiiye
Copyright 2000 - 2003  HoygaSuugaanta.com