Q O R A A L

Daraawiish

T a f a d h i i g

Xogtay maqashay

Dariqada Axmediya

Mataan Ciideed

Hooyaalayeey 

S o o c a n e

Habar Yoonis

Alif-yeen

 

 

 

 Aadan Axmed Dubbe (Gabayxoog)

(1845 - 1920)

  HY - Sacad Yoonis

Somali Poetry

Gabayxoog gabaygan wuxuu ku doonayey Faras qisadiise waa naga maqan tahaye bal isku day inaad raadiso oo noo soo dawiso.


Xirsiyow adaan kaaga imi, ceelkii xodayoode
Xogtay maqashayoo waxaan wadaa, xaal an fududeyne
Nin xiniinyihii laga baxshoo, Xiiqsan baan ahaye
Nin Xaabeeya laga qaadayoo,  xil u dhintaan ahaye
Xidid Nimaan laheyn oo bahdiis, xoortay baan ahaye
Xag uu jiraba iidoor nimuu, xadhig gashan ahaye
Xasan Aadan Seed maqashayoo, nagu xabaal seegye
Xigaalkaaba loogama tashado, neef xaragadiise
Xadhiga iigu soo qabo duqaad xoogsiguu wadatay.


M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com