Hooyaalayeey gabayga way, ugu horraysaaye Waana hadal dad wada leeyahoo, lagu hadaaqaaye Nin waliba halkuu doonayuu, kaga hagaagaaye