Qoraal (Written)

  Arday& Macallin

  Ninkagaa atorka

  Ruuxa kaa jari

  Haddaan

  Magacaygu waa

  More

 
     
 
Maqal (Audio)

  More

  More

  More

  More

  More

  More

 
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  Muxumud Liibaan Jadeer.

 

 
 

  Sacad Muuse

  

  Gabaygan aan dhawrka tuduc ka helnay waxa nagu maqaalo ah inuu Muxummad u tiriyey niman Ogaadeena oo sida la sheegay walaashii qabay oo mar uu deegaankooda ugu tegey malaha hanjabaad uu ka dareemay. Bal soo dhammee

Waxa madaxa reer Dalal Ugaas meel isugu keenay
Raggan wada majiirani anay igu murmaayaane
Haddaad maqashay magacaygu waa Muxumud Liibaane
Masar nimanka joog
uu sidii,  mayay hadheeyeeye
Hayeeshee midkaan meesha qaban madarka yaa keenay?

 

 
Abwaanka gabay ma ka haysaa? Halkan noogu soo tebi
Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com