Q O R A A L

  Tuuggi R Xamar

  Baroordiiq

  Malkada Berbera

Allahayoow

Ammaan Faras

  Tacaboow Ba'

 

Cali Jaamac Haabiil

HA - Ciise Muuse Tacaboow ba'

Somali Poetry


 

Gabaygan aannu dhawrka beyd ka hayno waxa uu abwaanku u tirshey nin Seedigii ahaa oo gabadh Faadumo la yidhaa ka qabay oo ka abaal ka dhacay. Ninkaas oo inan-la-yaal ahaa ayay xididkiis arrini dhex martay. Markii ninkaas la iska wada raacay ayuu Cali ninkaas u hiiliyey tolkiisna waa isku naceeb hiilka Timir dartiis. Timir waa danbe ayuu abaalkii ma gudine weliba Cali Jaamac gef u geystay Calina inta xanaaqay buu u gabyey oo yiri;

Tacaboow ba' caawaba hadduu Timir i Caayaayo
Tol la'aan dheh reer Samatarkaan tiirka qabadsiiyey
Waxsaan kaaga tegey Faadumaad tahay ninkeediiye

 

 

 

 

 

 

 

M A Q A L

  More

  More

  More

 

 

Copyright ©2002, Hoygasuugaanta.com