Fardaha
Cali Jaamac Haabiil, (HA)
PART III (Part I,
Part II)
Ducaale Suldaan Nuur (Ducaale Aftaag) oo Berbera ku sugan ayay
meel isugu yimaaddeen dhawr nin oo gabyaa ah oo uu ka mid
yahay inankiisii Nuur Dhegacun iyo labadii abwaan ee la kala
odhan jirey Cali Jaamac Haabiil iyo Cabdi Fadal. Wuxuu Ducaale
yidhi nimanyohow caawa waan idin eegayaaye bal nin waloowba
faraskaaga ammaan.
Waxaa ugu horreeyey Nuur Dhegacun, Ka dibna waxa ku xigsadey
Cabdi Fadal.
Wuxu yidhi Cali Jaamac Haabiil Alla ha u naxariistee;
|