Ciisow saluugbayga galay, Manidi reer Seede
Berigaan sidaadaa ahaa, Sabir ma yeeleyne
Waatuu Salsali jirey, ninkaan sare u eegaa'e

 |   Home  |  Gabayo Maqal Abwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Siyaasad  |
 
S a l u u g
Seed iyo Salaan
Seed &G.Baareeg
 
Seed Cawed (HJ)
Dagaalkii ahliga ahaa ee Axmed Faarax iyo Reer Daahir ayaa lagu dilay 2 wiil oo dhalay Seed Cawad. Raggii markii geeridoodii la soo sheegay ayaa inankiisii Ciise Seed oo adhi uu ool kale u doontay wataa soo galay markaasaa Seed Cawed oo guubaabinaya inankiisii ayaa laga hayaa;

Ciisow saluugbayga galay, Manidi reer Seede
Nin walaalki Soodh lala dhacoo, seexday lala yaabye
Samow Ciise, iyo Maxamed, bay niman sadqeeyeene
Berigaan sidaadaa ahaa, Sabir ma yeeleyne
Soddon Adhiya uma doonan jirin, Seeto iyo Ceege
Waatuu Salsali jirey, ninkaan sare u eegaa'e

 
 
   
Copyright 2000 - 2003  HoygaSuugaanta.com