Casayr Cali Aw Aadan (HJ)

 |   Home  |  Gabayo Maqal Abwaan  |  Halqabsi  |  Halxiraale  |  Sheekooyin  |  Taariikh   |
 
Tanganiika
Ma dhigmaan
Qalbi adayg
Wadaadyohow
Kunkodaan is dhaamin
Xubeera
Cakuyeey
 
Tanganiika

Gabayganna wuxu Casayr marshey markii ugu danbeysey ee uu ka tegayey waddanka Somaliland ee uu u kacay Tanzania dabayaaqadii dagaalkii 2aad ee aduunka.

Tolkeed inay la joogtiyo naftii Timir hadday diiddey
Tacabkii horeetaba inaan tiro haddaan doonay
Nin tudhaale iga eegayoow wayska tegayaaye
Tankaniika inan haybsadaa saw iguma taagnaannin

 

Copyright 2000 - 2004  HoygaSuugaanta.com