Qoraal (Written)

  Tumaal loofara

  In Gar xidhata

  Daaroodka qaar

  Ma anaa

  Sadqo ma leh

  Waano

  An xadreeyo

  Indhabadane

  Dhamal Aadan

  Guubaabo

  Hagrasho

  Xaajoow

  Belo iyo col

 
     
 
Maqal (Audio)

 Saynlow Libaaxuba

  More

 
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  Cabdi Gahayr

 

 
 

  Ciidagale

  Irdho

   

Cabdi Gahayr oo la hadlaya Xaaji Cali Guhaad  oo markaa ahaa sarkaal (Local Gov't officer) si ba'anna dadku uga caban jireen.

Xaajoow dadkii kaa irdhow sida asraa'iile
Lagaa orod sidii baandadii aqalka gaabnayde
Sida aarka suumaha fadhiya la iska kaa eegye
Lagu eed sidii ina Carriyo reer Xirsi Ammaane
Bullaxaar ogaannoo raggii aasay baad tahay
Waa aramidaadii reer Gadiid awga baxayaaye.

--------------------------

(1) Ina Carre = Ina Carro Seed waa Ina Cabdulle Xasan
(2) Xirsi Ammaan = Xirsi Ammaan, waa geesi laayaan ahaa oo noolaa horraantii & badhtamihii qarnigii 19 aad.
(3) Reer Gadiid = Jilib ka mid ah Yoonis Nuux, Sacad Muuse.

 
Abwaanka gabay ma ka haysaa? Halkan noogu soo tebi
Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com