Qoraal (Written)

  Cankabuud

  W a c d i

  Luukaansi

  Abaaldhac

  Silsilad

  Khatumo

  Sheedaad

  Seben

  Fircoon

  Mine

  G u b a

  Gooshaash

  Digniin

  Fly duula

  Godob

  Wegen-xile

  Colka Jooja

  Rer Maxamed

  Dekeeya

  B a a n e

  Cawo Dhoble

   D h o o b l e

  More

 
     
 
Maqal (Audio)

  M i n e

  M i n e

  Digniin

  Wacdi

  Cankabud

  Dahabo

  Luukaansi

  Abaaldhac

  S i l s i l a d

  Gooshaash

  B a a n e

  Dhooble

  Colka-Jooja

  Cawo Dhooble

  Godob

  Wegen Xile

  Haadaaqsi

  Qisadii Qarad

  More

 
     

 
 
  Voice over Internet Protocol, also called VoIP, IP Telephony, Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the Internet or through any other IP-based network  
     
 

  Salaan Max'd M. Xirsi "S. Carrabey"

 

 
 

  Habar Jeclo

  Sheedaad

 
Gabaygan wuxu ka mid yahay gabayada Salaan laga hayo kuwoodii ugu horreeyey oo uu tiriyey isagoo Shaab ah oo u khalwaynaya Cawo Dhooble. Gabaygu ma dhamma laakiin waxa 4tan tuduc ka muuqata murtidii shiilnayd ee Salaan Carrabay Eebbe ku mannaystay. Fadlan soo dhammee gabayga.
 


Rag waa shariyo khayr, doqon xunbaa, shiiqsan weligeede
Sheedaadda waxa iigu wacan, shay Lab baan ahaye
Mar haddaan naf sharaddeed gashaa, shirib yar dhaafaynin
Fulaa shiil wadnaha loogu xidhay, Shamacyo naareede
Anse kama shakiyo xaajadaan uur ka shaawiro'e
Shaki malaha Caynaba inaan shiri anoo noole
.


 

 

 

 

 

 

 

 

 



 

 

 

Copyright ©2007 Hoygasuugaanta.com