 |
| |
|
|
| |
Voice over Internet
Protocol, also called VoIP, IP Telephony,
Internet telephony,Broadband telephony, Broadband Phone and
Voice over Broadband is the routing of Voice conversations over the
Internet or through any other IP-based network |
|
| |
|
|
| |
Salaan Max'd
M. Xirsi "S. Carrabey"
|
|
|
|
Habar
Jeclo
|
|
|
|
DHOOBLE
|
|
|
|
| Gabaygani
wuxu ka mid yahay tixo dhawr ah oo Salaan u tiriyey reer Dhooble oo uu
inan-La-Yaal u ahaa. |
| |
Meeshaan
Caliyow waalidkay lagu ciseyneynin
Nin i soo cawaansaday halkaan cidiba eegaynin
Ee dhooble camalkaan ogaa la cumbulyeynaayey
Ee sida caruuraha waxaan cunaba sheegaayey
Meeshuu Isaaq wada cajabey ceebti iga raacday
Meeshii cawiyo ceebla dhool lay cambarinaayey
Ee maxamed curadka u ahaa laguma ciil beelin
.............,,,,,,,. taxan Caarre iyo maydal?
Xakama casuusta leh waxaan faras ku caateeyey
Sidii kayn cagaar badan waxaan Xamar caleen saaray
Cuudkii aan maalay geela kaan carajiduu baajey
Casilaad la'aani waataan caad ka soo dhacaye
Cidiya guurka waataan la imi carajki nawriishe
Ma cidlaan ku qubay xoolahaan cunayey waa noolba
Intii yaradka cunay Cawraluu ugu cir weynaaye
iyagaba cidluu kaga tegoo caymanka u gooye
Goortuu callaaqiga sudhuu caydh madow diraye
Oo waa caadadii inuu hablaha u cadilaa saase
Maanuu i caabudan ninkii Jaamac ka ci'siiyey
Rabbaa cudur ku rida duul hadday caamilaan kibire
Casilaadu inay meel ka dhici waa caddaan dhabahe
Nabsaa lagu carrawshaye kuwii ciil walba i taartaye
Cirka gaadh dhibaatadu hadday caarsanayd beriye
Cawo ka quusta iyo Ilaah igu caddeyaaba
labadaan ciyoon dhawrayaa caynka ay noqonne
Ragiinnan i canaanahayoow calaf Allaa dhow'e
Nimankaa collownee ayaan la i caloolyaynin |
|
|
|
 |