SOMALILAND LIKS
War iyo Wacaal
TV S/Land International
Somaliland Future
Caynaba News
Somaliland.Org
Togdheer News
Sanaag Web
Golis News
Qaran News
Halgan News
Hadhwanaagnews
Awdal News
Somalilandcenter
Somalilandnet
Iftin News
Hargeysa News
Somlywood Network
Somaliland Web
Information
Somaliland Law
Somaliland Ed
S i r a g.org
U H U B S O
Somalilandforum
Somalilandgov
Red Sea Online
Sool & Sanaag
S/L Green Awareness
Somaliland D-Watch
Somaliland Cyberspace
Hargeisa City
Balligubadle
Tawakal Lifeline
Havoyoco
Suugaan & Dhaqan
H a d r a a w i
A f t a h a n
Somalilandpoets
Farshaxan
SERVICES
Dahabshiil
Daallo Airlines
StarAir
Edna  Hospital
S/L Nordic Relief
S O P R I
LUCKY STAR CONTSTR.
Daryeel Construction
Himilo Village
Somalilandpost
BuraoCityPlaza
Ambassador hotel
Maansoor hotel
Mingsing Restaurant
I S L A M
Hilinka Toosan
B o q o l s o o n
Al-Qurabaa
Q u r' a a n
Qur'aanka karimka
NEWSPAPERS
Haatuf Newspaper
Jamhuuriya
Somalilandtimes
H  i  m  i  l  o
M a a n d e e q
S/L Communities
Somaliland Ottawa
Somaliland Denmark
SomalilandFr

AUDIO NEWS

BBC Somali 5PM
BBC Somali 9PM
Radio Hargeisa
Somaliradio.dk
Radio Golis
Radio Sahan
EDUCATION
University Of Hargeysa
Amoud University
University Of Burao
Institute (IPRT)
Hargeisa CAAT
Somaliland Software
POLITICS
Somaliland-Gov.com
S/L Electoral Comm.
Kulmiye Party
Ucid Party
Udub Party
S p o r t s
Togdheer Sports
SOCSA
 


Copenhagen Somali Radio

Idaacadda Soomalida ee "Radio Copenhagen" ayaa soo bandhigtay barnaamij qiimo leh oo ku saabsan Taariikh suugaaneedkii Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim) oo ay ka xogwaraysteen Abwaan Axmed Diiriye Liiban. Hakan ka dhegeyso ama booqo somaliradio.dk

INNAALILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxa Maalintii Jimcihii magaalada Hargeysa ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim). Waxaa maamulka Hoygani ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geeridan naxdinta leh. HALKAN KA AKHRI "TAARIIKHDII ABWAANKA"

Sooyaan

Hargeysaay
Cirsan ka yeedh Macaan&Qaraar Koron-Dhibiile Gobaad Almadar
Maandeeq Carra Dhimatay Ina Cigaal Tixgelin Ha Go'doonto
Tiiraanyo Aar Ma gumowdey Sanyare Kawle Xamdu Mahad
Xiddigtii Dagaari Alla Doori Farriin Mugdi Mahad-naq
Been ha modina Mala habow Naxariis Mahad-naq Abaal Ciise

Miyirsaday
Gacal Wadaag
Geeskaan dega
Dumar ma yeelaan
Muruqa Laba-suul
Juuneey dartaa
Ballan
Mujaahid Jaamac Gaashaancadde waa abwaan qoraa ah oo kutub dhawr ah ku farayaraystay.  Abwaannimadiisa /qoraanimadiisa ka sokow, wuxuu ahaa kornayl ka tirsan ciidamadii  cirka. Markii SNM aasaasantay ayuu mujaahidku ku biiray ururkii SNM oo uu kaalin mug leh ka qaatay xoraynta dalka. 1991kii markii SNM la wareegtay dhammaan dhulkii la odhan jirey British Somaliland wuxuu Jaamac haystay hoggaanka siyaasadda ee aagga Saaxil. Intaas waxa u dheer abwaanka inuu badhasaab ka noqday gobolka Nugaal.

Mustafe Sheekh Cilmi

Waa qayb ka mid ah maansadii abwaanka waddaniga ah ee Mustafe Sh Cilmi. Abwaanku wuxuu suugaantiisa guud ahaan kaga warramayaa waayihii xumaa ee Soomalidu soo martay mudadii 16ka sano ahayd ee burcaddu isaga beddeshey. Suugaanta Mustafe waxa ku jira gabay uu ugu magac daray "Ergo Soomaal" oo jawaab u ahaa niman geeljirayaal ah oo waagii Afweyne dalka qasayey curiyey maanso ay ugu magac dareen"Ergo Daarood. Waxay ahaayeen dad sharaftii iyo milgihii qaran lahaa ku doorsaday qabiil. Bal nala fiiri Abwaan Mustafe oo dadkaa hallaabay wax tusaalaynaya.

Ergo (Jawaab)
Weynow naga caymi
Masiibo
Cirib tir
Xisaabtan
Qab iyo kibir
Sareediyo midnimo
Uumiyuhu yaab

XAAJI DALLAAYAD Xaaji Maxamed Guuleed "Dallaayad", Ilaahay ha u raxmadee, wuxuu ka mid ahaa abwaaniinta Soomaalida ugu magaca iyo
maamuuska weyn. Xaajiga oo qiyaasta dhashay xilli u dhaxeeyey 1900 - 1905 tii wuxuu lee yahay murti aad u badan oo meelmar noqotay hayeeshee inteedii badnayd waayuhu dabooleen oo aan la haynin.
Xaajigu wuxuu caan ku ahaa oo Soomaalidu ku tiqiin gabay-guhaanka oo aan cid sidiisa wax ku naafaysay illaa hadda la hayn. Xaajiga oo "Tuf iyo karaamo" Eebbe siiyey dadka iskama guhaami jirine ninkii dadka looga taag waayo ayuu Ilaahay idamkiis awaadhi jirey marka uu damco inuu qof yoolka saarona,Ilaahay idamkiis, waa la arki jirey. Waxa suugaantiisii cabsidu ku dheehnayd ka mid ahayd abhis iyo digniin uu dadka intooda dhibka badan ku baqo gelinayo.
Sida hororka buuraha galee wax isku haameeya,
Halkan riix

Cige Jama & Qoob Adhiile Cige Jaamac oo Cige "Dameer" lagu naanaysi jirey iyo Warsame "Qoob-Adhiile" oo ka soo  wada jeeday degaanka
Woqooyiga Hargeysa waxa dhex maray silsilad gabayo ah oo muddo badan jiitamaysay. labadan afmaal oo ka kala tirsanaa beelaha Bah Gobo iyo Reer Xaamud waxay xurguftoodu ka bilaabantay nin labada reer ku kala dhintay oo qolo magtiisii inay baxshaan gaashaanka u daruurtay. Halkan ka sii akhri inta nooga suuragashay suugaanta labada abwaan dhexmartay oo aannu idiin soo gudbin doonno. Riix

 

 

 

   
  Sign Guestbook by GuestWorldView  
 

SILSILAD SUUGAAMEED

SILSILADDII GUBA
SILSILADDII MARUURYO
SILSILADDII DEELLEEY"
SILSILADDII MIINLEEY
Silsiladda Xaydha
Silsiladdii Siinleey (I)
Silsiladdii Siinleey ( II)
İHoyga Suugaanta
 
 

Xaaji Dallaayad

Biri-ma-geydo
Culimadii Laaran
Alla-Gawrac
+ More to come

İHoyga Suugaanta

 
GARTA DHAQANKA
Hordhac
Qaybaha 1-2 aad
Qaybta - 5 aad
Qaybta 6 aad
 
C. Hurre & Ina Y. Shabel
Digtoonaada
Caadadii Boqor
Miidha Sacad Muuse
 

Caydid C. Godane

Damaashaad
Dacwi
Dhuxul kulul
Cutub gabay
 
Cige Jama & QoobAdhile
Maad is dhiibtaan
Maagista u daaya
Maalintii Tarar
Bal astee
 

QORMOOYIN

Loodh & Bashiir
Dheryo iyo Dhurwaale
Dhoohnaanta Dhoodaan
Suugaan laga sinaystay
Suugaan Dawaco cunayso
 

Cali Yuusuf

Cali & Tuug-Tarabbi(1)
Cali & Tuug-Tarabbi(2)
Maansadii "Dabran"
Majaajillo (1)

More

Kumuu ahaa Abwaan Gun-iyo-Baareeg

Suugaanti iyo Taariikh Nololeedkii Abwaan Cusman Adan Ismaciil "Gun iyo Baar Eeg" (1900 -1980).
 

 

Name:
Email Address:
Magaca Abwaanka
Halkan ku qor gabayga